Dhageyso” Dowlada Oo Xaqiijisay In ay Shabaab ka qabsadeen qalabkii idaacada Anduluz

0

C/raxmaan Iidaan Yoonis oo ah Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda soomaaliya ayaa qeybaha kala duwan ee warbahinta u xaqiijiyey in gudaha magaalada muqdisho ay keeneen idaacadii ugu weyneyd ee ay shabaabku lahaayeen.

Idaacadaasi oo lagu magacaabo Anduluz ayey ciidamada dowladu gacantoodu soo gashay kadib howlgalo balaaran oo laga sameeyey gobolka shabeellaha hoose,waxana idaacadani ay ka howl gali jirtay deegaanka Mubaarak.