DHAGEYSO:- Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Minnesota Oo qabtay kulan ay dhaqaale ugu taageerayeen Ciidamada Xooga dalka

0

kulan dhaqaale loogu uruurinayay Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

kulankan ayaa ujeedadiisa ahayd in lagu dhiiri-galiyo laguna Taakuleeyo Ciidamada Xoogga dalka Somalia (Somali National Army, waxaana  munaasibada ka soo qaybgalay Xog-hayaha Gudiga difaaca Gollaha Shacabka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Saadiq Warfaa, Duuliye Sare Asli Hassan Cabaade