Video:-Madaxweyne Gaas Oo War lagu Farxo ka Soosaaray Howlgalka Bad baadinta Doonida Xafiis

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdiwali Cali Gaas Ayaa maanta  ku amray Wasaaradda Maaliyadda  in aysan wax Canshuur ah ka qaadi Karin hantida saran Doon ku soo caarisay xeebaha Magalada Boosaaso.

Go,aankan ayaa laga soo saaray maanta shirkii ay yeesheen Golaha Wasiirada Maamulka Puntland .

Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan muuqan kaalinta dowllada ee ku aadan gurmadka doonidan , waxaan uu magacaabay gudi soo Qiimeeya kaalintii ay ka qaadatay dowlada howsha gurmadkii doonta.