Dhageyso”Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Oo Sidoo Kale Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye

0

Wasiir jamaal maxamed xasan oo sidoo kale saxaafada kula hadlay wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye ayaa sheegay in marka laga soo tago dowlada qadar ay iyaguna dhinacooda gacan ka geysan doonaan howlaha dib loogu dhisayo wadooyinka isku xira muqdisho iyo gobolada dalka

Hadalka wasiirka ayaa daba jooga Heshiis ay horey u kala saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar oo ku saabsan mashaariic dhowr ah oo ay dowlada qadar balan qaaday kaas oo ay ku baxeyso 2 boqol oo malyan oo dollar.