(Dhagayso:- Dowladda federalka Oo ku guulaysatay nabadaynta Beelaha Caabudwaaq

0

Lataliyaha Madaxawe Farmaajo,  Abuubakar Bashiir  ee  dhinac  diinta  kana mid ah Gudiga  uu Madaxweeynahu u xilsaaray  dhamaystirka qorshaha nabadaynta  bulshada  Caabudwaaq  ayaa ku guulaystay  in xalwaara laga gaaro  xiisadii udhaxaysay  qaar kamid ah beelaha Caabudwaaq.

Shiikh Abuubakar Bashiir C/laahi ayaa sheegay in ay  ku guulaysteen dhamaystirka heshiis Nabadeed  oo ay dhex  dhigeen dhinacyada Beelahii isku hayay degmada Caabudwaaq  laguna Guulaystay Samaynta  ciidamo  Nabasugda ah  oo hanta Amaanka  Si ay dadku   ugu wada  noolaadaan magaalada si nabad ah.

Hoos ka dhagayso codka.