DHAGEYSO:- Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Khudbad ka horjeediyey Baarlamanka Puntland

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamidyihiin xubno ka tirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad iyo Gudigga Joogtada ee Golaha Wakiilada Puntland.