Dhagayso:- Madaxweyne Farmaajo Oo ka Hadlay Darbiga Kenya ay ka Dhisayso Xadka Soomaaliya ay lawadaagto

0

Dowlada kenya ayaa Darbi dheer oo  udhaxeeyaya xadka Soomaaliya iyo kenya ay Wadaagaan waxa ay ka dhisaysaa Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gado halkaas oo mudooyinkii udambeeyay ay kajirtay Xiisad udhaxaysay Shacabka iyo Ciidamada Kenya.

Kenya ayaa sheegay in Darbigan ay uga goleedahay sidii ay uga Gaashaaman lahayd Weerarada Al-shabaab ay kaga soo qaadaan Gudaha dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha DFS  Mudane Maxame Cabdilaahi Farmaajo ayaa Wax laga waydiiyay ujeedada ay kaleedahay Kenya Darbigan ay ka Dhisayso Xadka ay soomaaliya lawadaagto.

Hoos kadaawo.