Dhagayso:- Wasiiro katirsan Maamulka Puntland Oo Maanta kashiray Xaalada Amni ee Magaalada Bosaaso iyo Bad baadinta Doonida Xafiis

0

Wasiirka Amniga Puntland  Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad  iyo Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta Shir jaraaid ku qabtay Xarunta Wasaarada Amniga ayaa waxa ay ka hadleen  Amniga Magaalada Bosaaso iyo falalkii ka dhacay Dhaawaan , khilaafka soo kala dhaxgay Gudiga Amniga Gobolka bari iyo xaalada doonida ku Soo caariday Xeebta Magaalada  Bosaaso  oo haatan uu Gurmadkeeda uu Socdo.