DHAGEYSO”Saciid Jaamac Qoorsheel” Waa Mid Taariikhi ah Safarkii Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Tagay Deegaanada Puntland Iyo Galmudug

0

Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista Hawada Saciid Jaamac Qoorsheel oo wax laga weydiiyey waxyaabihii u qabsoomay mudada sanadka ah ee ay jirto dowlada uu hogaanka u hayo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tilmaamay in mudadaasi kooban ay dowlada soomaaliya wax badan u qabsoomeen.

Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sidoo kale soo hadal qaaday safarkii uu madaxweyne farmaajo ku maray deegaanada maamulada Puntland iyo galmudug,isagoo xusay in safarkaasi uu ahaa mid taariikhi ah isla markaana laga cabsi qabay in aysan suuragal noqon karin arintaasi balse madaxweynuhu uu ka dhabeeyey.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here