Dhagayso:- Wasiir Dowlaha Warfaafinta Puntland Oo Ururka Saxafiyinta Puntland ku Wareejiyay Hadiyad Qaali ah

0

Wasiir dowlaha Wasaarada War faafinta Maamulka Puntland C/fitaax Nuur Ashkir ayaa ku wareejiyay maanta Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP Buugaag loogu talagalay Wariye yasha oo ka kooban 500 oo  Cinwaan oo dhamaantood ka hadlaya Dalka soomaaliya iyo Joornaalo.

Wasiirka ayaa sheegay in dawaal Wariye yaasha loofuri doono Maktabad ay ka daalacdaan Buugaagtaasi si ay Gudhig ugu noqoto.

 

Hoos ka Dhagayso.