Maxaa looga hadlay Shirkii Amniga Qaranka Maanta ka hor inta Aan Galabta Lasoo gaba gabaynin

0

Shirkii Amniga Qaranka ayaa lafilaya in la soo gaba gabeeyo galabta Hadii uu Eebe idmo.

Shirkan oo ah kii lixaad oo lagu qabto magaalada Muqdisho  ayaa Waxaa ka qaybgalay Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ugu Saraysa iyo Madaxweyne yaasha Maamulada dalka.

Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa Galabta qaybiisa danbe Inta aan  la soo gaba gabaynin  Dhamaystirka Dastuurka Qabyada ah Ee dalka iyo dhaqan galinta Qodobadii looga hadlay Shirkan iyo kii ka Sii horeeyay.

Galabata ayaa marka la soo gaba gabeeyo shirkan  waxaa lafilayaa in laga soo saaro War-murtiyeed  ka koo ban Dhowr Qodob.

Halkan kala soco war-murtiyeedka Shirkan ka soobaxa