DHAGEYSO:-Magaalada Buuhoodle oo looga dhawaaqay Jabhad ciidan

0

Magaalada Buuhoodle ayaa Looga dhawaaqay Jabhad ciidan oo la dagaalamaysa ciidanka maamulka Somaliland ee kusoo duulay gobolka Sool, qabsadayna Tukaraq iyo Bocame.

Jabhadaan oo lagu magacaabo Fly scot, ayaa saraakiishooda oo warbaahinta la hadlay waxay magaalada Buuhoodle ka sheeeen inaysan buuhoodle mar dambe u dul qaadan doonin saraakiisha maamulka Somaliland.