DHAGEYSO:-Gudoomiyaha golaha deegaanka Buuhoodle oo Fariin u diray Shacabka

0

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Buuhoodle ayaa ka hadlay Biyaha lagu daadinayo Wadooyinka iyo daawada Dhacday ee lasoo galinayo magaaladaas.

Gudoomiyaha Golaha deegaanka Buuhoodle Mudane Saleebaan Aadan Cilmi oo ku hadlayey Afka golaha deegaanka ayaa sheegay inaysan jirin cid daawo dhacday keeni karta magaaladaasi iyo sidoo kalana qashin ku shubi karta wadooyinka laamiga ah ee magaaladaas.

Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa sheegay inuu rajaynayo inay shacabka magaalada Buuhoodle kala qayb qaataan Nadaafadda.