DHAGEYSO:-Jubbaland oo sheegtay in ay isku dhiibeen saraakiil ka tirsanaa Shabaab

0

Madaxa Amniga ee Gobolka Gedo Bille Huufood ayaa sheegay in Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ay isa soo dhiibeen.

Waxa uu sheegay in Saraakiishan ay la soo xiriireen Saraakiisha Ciiamada dowladda ee ka howlgala gobolka Gedo.

Waxa uu tilmaamay in ay jiraan Saraakiil iyo askar kale oo ka tirsan AL-Shabaab kuwaasi oo doonaya iney isku soo dhiibaan dowladda.