Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo fariin muhiim ah u diray Ganacsatada Soomaaliyeed

0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ugu baaqay Ganasatada Soomaaliyeed in ay gacan ka geystaan hirgelinta Mashaariic uu dhawaan uu ka soo dhagax dhigay Maamullada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in Ganasatadu ay ka qeyb qaataan dadaallada horumarineed ee ka socdo Dalka.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay haddii Mashiiriicdan la hirgeliyo ay wax badan u tari doonaan guud ahaanb Ummadda Soomaaliyeeed.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka dhageyso Codka.