DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Fariin u diray Ciidamada gobolka ee Dilalka Qorshaysan Gaysanaya

0

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif ayaa ka hadlay ciidamada dilalka qorshayn ka gaysanaya gobolka Mudug wuxuuna sheegay inaan loo baahnayn in ciidamadu ay iska dilaan shacabka iyo masuuliyiinta dawlada.

Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa sheegay dilka ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug inay yihiin kuwo dhamaan ku dhacay Hubsiino la,aan ka timid Ciidamada Booliska gobolka Mudug.

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Fariin u diray Ciidamada gobolka ee Dilalka Qorshaysan Gaysanaya