Dhageyso:-Ciidamada Soomaaliland oo kala qaaday Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Sanaag

0

Taliyaha Guutada 15-aad ee Ciidamada Soomaaliland Korneyl Saalax Xirsi “ ayaa sheegay in Maamulkaasi uu ku guuleystay wax ka qabashada xiisado colaadeed oo ka taagnaa gobolka Sanaag.

Waxaana uu tilmaamay in Saaraakiisha Soomaliland ay ku guuleysteen in ay kala qaadaan Maleeshiyo Beeleed maalmihii dambe ku dagaalamayay deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Korneyl Dhagasool ayaa sidoo kale xusay in 30 ka mid ah Maleeshiyaadkaasi ay gacanta ku dhigeen, islamarkaana ay ku raad joogaan kuwa kale.

 

 

 

 

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Ciidamada Soomaaliland oo kala qaaday Maleeshiyaad ku dagaalamay G/ Sanaag