DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado ayaa soo dhaweeyay xalinta tabashadii ay qabeen

0

Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug iyo Ahlusunna .
Cali yare oo ah afhayeenka odayashaasi ayaa sheegay in ay ku qanceen in magaalada Cadaado laga dhigo Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug iayadoon ay iyo in sido kale  ku badasheen mashaariic