DHAGEYSO:-Maamulka degmada kaxda ee gobolka banaadir oo digniin soo saaray

0

Gudoomiyaha Degmada  Kaxda Ee Gobolka Banaadir  ayaa u digay dad  ay sheeegn in mararka qaar ay dhibaato u geystaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool Gudaha degmadaasi Kaxda.

Maxamed ismaaciil Gudoomiyaha Maamulka degmada Kaxda soo bandhigay laba Nin oo la sheegay in karar been abuur ah dad Barakacayal ah ay lacag uga qaateen wuxuu digniin u diray dad kale uu sheegay in falal kale ku howlan yihiin.

Waxa uu sheegay in cidkasta oo arrimahaan oo kale iyo waliba waxyaabo lidi ku ah amniga lagu tuhmo Gacanta lagu soo dhigi doono,isla markaana tallaabo Sharci ah laga qaadi doono.