DHAGEYSO:-Maamulka degmada Hobyo oo ka hadlay soo dhawaynta madaxweynaha soomaaliya

0

Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo dhawaynta madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada hobyo oo noqon doonta magaalada ugu danbysa ee madaxweynu ku soo afjari doono safarkiisa galmudug

Hoos ka dhageyso codka