Dhagayso- Suldaanka Beesha Garxajis” Beel iyo Xukuumad ayaa ku dagaalamaya Dererwayne Muuse Biixi ayaana soo Hubeeyay

0

Suldaan Maxame Suldaan C/qaadir oo warbaahinta kulahadlay Magaalada Hargaisa ayaa Madaxweyne Muuse biixi ku eedeeyay  in dagaalka ka socda deegaanka Dererwayne ee Gobolka Sanaag uu dabada kariixay uuna hubeeyay mid kamid ah labada beelood ee halkaasi ku dagaalamaya.

 

Waxa uu Suldaanka uu sheegay hadii uu Madaxweyne Muuse biixi siiwado hurinta Colaadan ay beesha Garxajis ku biiri doonto Maamulka Puntland .