Dhagayso: Siyaasi Cali Sandule” Muuse Biixi dhiig ayuu ku faraxalanayaa

0

Siyaasi Cali Sandule oo kamid ah Siyaasiyiinta maamulka Soomaaliland ayaa Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland  Muuse Biixi ku eedeeyay  in isagoo xilka hayay mudo ka yar 1bil uu dagaal ku furay shacabka Somaaliland oo aan xiligan diyaar u ahayn colaad sokeeye.

Waxa uu sheegay siyaasigan oo ka soojeeda Gobolka Sool  in aysan ahayn  xiligan wax ay  ka sugayeen Madaxwene Biixi  shacabkii soo doortay in uu dagaal kufuro xiligan iyagoo aan ka soo kaban Abaarihii dalka soomaray iyo doorashadii uu dalka galay.