DHAGEYSO:-Siciid sulub”Si aan aqoonsi u helno waa inaan garoowe xoog ku qabsano tukaraq iska dhaaf warkeeda”

1

Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud ee xukuumaddii daahir riyaale kaahin Siciid SulubMaxamed ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada dagaal ee xiligan ka dhex taagan maamulada soomaaliland iyo puntland wuxuu sheegay in xisbiga kulmiye ee hogaanka somaliland isooga danbeeyay uu puntland u ogolaaday in ay sheegtaan dhulka somaliland .

 

Comments are closed.