DHAGEYSO:-Shaqaalaha rayidka ee Dawladda Puntland oo Tababar uga Furmay Garowe

0

180 kamid ah shaqaalaha rayidka ee Dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe waxaa uga furmay tababar kaas oo kor u soo qaadaya Aqoonta iyo Tayada Shaqaalaha dawlada.

Mashruucan oo iska kaashanayaan dawlada Puntland iyo Bankiga Aduunka ayaa waxaa loo soo bandhigay ka qayb galayaasha sida ay muhiim u tahay in la hubiyo Shaqada shaqalaha Puntland.