DHAGEYSO:-Mid ka mid waxgaradka somaliland oo ku dhawaaqay dagaal in ay qaadi doonaan

0

Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaal ka dhacay deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .

Suldaanka ayaa sheegay in beelaha walaalaha ah ee halkaas ku dagaalamay ay beel ka mid ah xukuumadu hubeynayso isla markaana waxaa uu ku hajabey hadii ay xukumadu arintasi joojin weydo in beesha Garxaajis ay dhamaan dagaal u diyaar garoobi doonaan sida uu sheegay

Hoos ka dhageyso codka