DHAGEYSO:-C/raxman ciro”Muuse biixi ma seexdo ilaa uu Madaxweyne Farmaajo lahadlo habeenkii

1

Musharaxii Madaxweyne ee xisbigii mucaaridka ahaa ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro oo khudbad u jeediyey shacabka Magaalada Borama ee xarunta Gobolka owdal ayaa Madaxweynaha Soomaaliland waxa uu ku eedeeyay in uu xiriir xooose uu laleeyay Madaxweynaha Soomaaliya .

C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in awal lagu xamanjiray in uu isagu uu ka ag dhawyahay xukuumada Soomaaliya balse waxa uu sheegay in Muuse bixiixi uusan seexan habeenkii isagoon lahadlin Madaxweyne Farmaajo

Comments are closed.