DHAGEYSO:-Wafdi ka socda puntland oo safar kadis ah ku tagay deegaano ka tirsan gobolka sool & fariin ku socoda somaliland

0

Wafdi ka socda puntland ayaa booqasho ku tagay deegaano ka tirsan gobolka sool halkaas oo baryihii danbe ay ka jirtay xiisad u dhaxaysa maamulada puntland iyo somaliland  wafidan oo ka kooban wasiiro iyo isimada dhaqanka ee dhanka puntland ayaa lagu sheegay booqashadan in ay salka ku haysay xaalada deeganada ay booqdeen