DHAGEYSO:-Madaxwaynaha Somaliland oo Addis Ababa kasoo laabtay & Hadal culus uu sheegay

1

Madaxwaynaha Somaliland ayaa wuxuu dib uga soo laabtay safar uu ku tagay caasimada Dalka Itoobiya ee Addis Ababa halkaasi oo la sheegay in ay kawada hadleen arrimo la xidhiidha kawada shaqaynta amniga, iskaashiga dhanka wax barashada iyo ganacsiga.

Comments are closed.