DHAGEYSO WARBIXIN : Tahriibayaal Laga Soo Bad-baadiyay Badda Mediterranean

0

Muhaajiriin gaaraya 1,400 ayaa laga soo badbaadiyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, badda Mediterranean, sida ay sheegeen Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga .

Meydadka laba ka mid ah dadkaasi ayaa la helay, intii ay howsha gurmadka badnaadinta socotay.