DHAGEYSO : Khudbadii Uu Sh. Maxamed Shaakir ka Jeediyay Shirweynihii Maanta ka Furmay Dhuusamareeb.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug.

Sh. Maxamed shaakir cali Xasan oo ka tirsan Madaxda maamulka Galmudug ayaa dhiniciisa balan qaaday iney masuliyad iska sarayaan heshiiskan.