DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo guddi gaar ah u saaray xoraynta gobolka sool

1

Baarlamanka Puntland oo kulanka ku yeeshay Xaruntooda magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeeray go’aankii Xumuudda Puntland ay ka qaadatay duullaankii Somaliland ku qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Sidoo kale Baarlamanka ayaa guddi gaar ah u saaray Xoraynta gobolka Sool,waxaana dhammaan shacab weynaha Puntland lagu wargeliyay in ay ka qayb qaataan dagaalka lagu soo celinayo degaannada ay Somaliland kaga sugantahay Xuduudaha Puntland.

Comments are closed.