Dhagayso: Wasiirka Amniga Somaaliya” Looma Dulqaadan Doono Waeerarada Al-shabaab ee Balcad

0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Wasaaradu ay diyaarisay qorsho wax looga qabanayo Amniga degmada Balcad iyo tuulooyinka hoostaga.

Wasiirka Amniga Dowlada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin weerarada Al-shabaab ee ku soo laalaabtay wadada isku xirta degmada Balcad iyo magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle.