VIDEO:-Wiil jooga caabudwaaq oo fariin u soo diray madaxweynaha soomaaliya

0

Shuumeeey waxa uu ka mid yahay dadka ku nool magaalada Caabudwaaq, waxa uuna fariin u diray Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sidoo kalena waxa uu codsaday in Madaxweynaha markuu yimaado Caabudwaaq loo geeyo

Hoos ka daawo muuqaalka