VIDEO:-Wiil dhalin yaro ah oo si arxan daro ah loogu dilay kismaayo

0

War naga soo garay magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland ayaa sheegaya  in halkaas lagu dilay wiil dhalan yaro ah waxaana lagu dilay toorey sida ay warbaahinta u shegeen ehelada wiilkan sida arxan darada ah loo dilay .

 

hadal haynta ugu badan magaalada kismaayo xiligan waa dilkan ku cusub magaalada waxaa banaan bax sameeyay ehelada wiilkan iyo beeshiisa .