Deg: Deg ;Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Wararka naga Soogaaraya duledka magaalada Muqdisho gaar ahaan EXkaantarool Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax  lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa Miino lagu aasay dhulka kaas oo lala eegtay gaari nooca Cabdi Bilaha ah loo yaqaano oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

inta laxaqiijiyay ilaa iyo hada Waxaa Qaraxan ku dhaawacmay 3 Askari oo ka tirsanaa Ciidamadii Gaariga saarnaa.

Mas,uuliyada Qaraxan ayaa waxaa sheegatay kooxda Al=shabaab .