Deg: Deg: Sawirro – Madaxweyne Farmaajo Oo lagu Soo dhaweeyay koonfurta Magaalada Gaalkacyo

0

Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Goor dhawayd waxa uu gaaray koon furta magaalada Gaalkacyo halkasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay maanta.

Madaxweynaha iyo Wadigiisa ayaa kulamo kla dawan kula qaadanaya halkaasi bushada qaybaheeda kala duwan.

 

Dadweyne aad ufarabadan ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay koonfurta Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo sitay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Sawirka Madaxweynaha.

 

Amaanka Magaalada ayaa Aad loo adkeeyay waxaana sugaayay Amniga ciidamo katirsan DFS iyo kuwa Maamulka Galmudug.