VIDEO:-Dowladaha soomaaliya iyo turkiga oo wada galay heshiis qaali ah

0

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed (Khadar)  iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa dowladda Turkiga u bandhigay fursadaha Ganacsi iyo kuwa wax is dhaafsi ee jira dalka.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA