Dhagayso: Warbixin: Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas” Waxaan Diyaar unahay in aan la shaqayno DFS

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Calim Gaas ayaa sheegay in Maamulka Puntland diyaar uu  u yahay in uu la shaqeeyo Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in siyaasiyiinta  soomaliyeed looga bartay in sanadba mar lacarqaladeeyo Madaxweynaha la soo doorto oo ay hakad gasho shaqadii loo qabanlahaa Bulshada .

Waxa uu shacabka ka codsaday in lataageero Dowlada Madaweyne Farmaajo uu Hogaaminaayo.

Hoos ka dhagayso Warbixinta.