VIDEO:-Isimada dhaqanka SSC oo Ku baaqay Xaalad Dagaal Maxaa Soo Kodhay?

0

Qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Gobolada SSC oo Maalmihii ugu dambeeyay Shir uga socday deegaanka Buuro-wadal ee Gobolka Sool ayaa Soo saaray Go’aano kala duwan oo ay uga hadleen Xaalada deegaanada iyo Weerarkii dhowaan ciidanka Somaliland ay ku qabsadeen Tukaraq.