DHAGEYSO:- Ugaas xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweynaha soomaaliya kulan qado sharaf ah usameeyay

0

Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa soo afjaray safarkii uu ku joogay deeganada puntland ka dib markii qado sharaf loogu sameeyaay magaalada bosaaso gaar ahaan meesha lagu magacaabo beerta colaad oo laga dhisay goobo qurux badan halkas oo madaxweynaha iyo wafdigiisa lagu soo dhaweeyay