Dhagayso: Madaxweyne farmaajo ” Waxaan Gacan ka gaysanaynaa dhismaha kaabayaasha dhalqaalaha ee Puntland

0

Madaxweynaha Dowlada Fadaraala Soomaaliya ayaa sheegay in Puntlad ay Dowlada ka taageeri doonto dhanka adeegyada kaabayaasha dhaqaalaha dalka sida ,Wadooyinka Biyaha , Caafimaadka iyo  Waxbarashada .

Madaxweynaha ayaa sheegay in sidookale Safarkiisa Gobolada dalka uu kumaraayo ay salka kuhayaa dib uheshiisiinta beelaha soomaaliyeed.

Hoos ka dhagayso.