Dhageyso:-Senator Faroole oo eedeyn u jeediyay Madaxweyne Gaas

0

C/raxmaan Sheekh Maxamed  Faroole Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madxaweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.

Waxaana uu sheegay in uusan daacad ka ahay la dagaalanka Al Shabaab iyo Daacish oo ku xoogan deegaanada Maamulkaasi.

Senator Faroole ayaa hoosta ka xariiqay in Xukuumadda Gaas aysan diyaar u ahayn dagaalka looga soo horjeedo Daacish iyo Al Shabaab.

Waxaana uu xusay in taasi ay dib u dhac u keeni karto Puntland, loona baahan yahay in laga feejignaado.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.