DHAGEYSO : Nuxurka Baaqii Faarax Macali ee ahaa in la Xaro Safaaradda Imaaradka ee Muqdisho.

0

Guddoomiye Ku xigeenkii kii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka in ay go’aan ka qaataan wax uu ku tilmaamay Qal qal galin oo ay Dowladda Imaaraadku ka wado Soomaaliya.

Mudane Faarax Macalin ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in madaxda Dowladda looga baahan yahay, iyagoo ka fakiraya Qaranka Soomaaliyeed ay xiraan Saafaaradda Imaaraadka ee Magaalada Muqdisho, sidoo kalena ay joojiyaan howlaha tababarka Ciidamada ee ay ka wadaan Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa sidoo kale Dowladda ka dalbaday, haddii ay hayaan cadeymo ay u gudbiyaan Qaramada Midoobay, islamrkaana aysan sugin inta ay dalka bur burineyso Dowladda Imaaraadka, sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan hoose ka Akhriso:-

DHAGEYSO WARBIXIN :