Guddoomiyaha Gobolka Gibileey ee Maamulka Somaliland ayaa ka warbixiyay dab xoogan oo qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla Degmada Tog-Wajaalle.
Degmada Tog-Wajaalle ayaa ku taalla meel u dhow xuduudka Somaliland iyo Dalka Itoobiya.