DHAGEYSO:-Xeer Ilaaliyaha “Waxaa socoto baaris ku aadan Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Qaran Dumis ah”

0

Dr Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa markale ka dhawaajiyay in dabal lagu hayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo Siyaasiyiin uu sheegay in ay ku howlan yihiin arrimo ka dhan ah jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaana uu tilmaamay in haatan ay socdaan baaritaano guud oo lagu hayo shaqsiyaad gaar ah oo uu xusay in ay ka soo hor jeedaan Qaranimada Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay.

 

 

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.