DHAGEYSO: Odayaal ku baaqay isu soo bax lagu taageerayo NABADDA Gaalkacyo

0

Odayaal iyo Waxgarad ka qeyb galay shir looga hadlayay adkeynta heshiiska u dhaxeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay doonayaan qabashada banaanbaxyo ballaaran.

Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah Nabadoonada Magaalada Gaalkacyo ayaa waxuu sheegay in ujeedka banaanbaxyadu yahay mid lagu soo dhaweynayo heshiiska labada dhinac nabada Gaalkacyo.