DHAGEYSO: OROMADA oo war ka soo saartay Soomaalidii lagu laayay Dalka Itoobiya

0

Mas’uul ka soo jeeda qowmiyada Oramada oo ku sugan Dalka Kanada ayaa si faah faahsan uga hadlay xasilooni darrada weli ka taagan qeybo ka mid ah Dalka Itoobiya.

Gudddoomiyaha Jaaliyada Oramada ee ku nool Dalka Kanada ayaa sheegay in Soomaalida iyo Oromada ay yihiin walaalo loona baahan yahay in ay ka shaqeeyaan nabad ku wada noolaansho.

Waxaa uu carabka ku adkeeyay in Ciidamo Liyuu Boolis ah ay dadka laayeen