DHAGEYSO: Tiiceey oo gaaray Mareykanka

0

Waxaa lagu soo waramayaa in Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiicay uu gaaray dalka Mareykanka.

Tiiceey ayaa sida la sheegay laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Biljamka.

ninkan ayaa muddo afar sano ah waxaa  loo heystay falal la xariira Burcadbadeednimo.