DEG DEG: Al Shabaab oo sheegtay QARAXII Muqdisho

0

War ka soo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegtay mas’uuliyada weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegay in weerarkaasi ismiidaaminta ahaa uu fuliyay mid ka mid ah dagaal yahanadooda.

Waxaa ay tilaameen in askar badan ay ku dileen, kuna dhaawaceen Qaraxaas.

Ugu dambeyn, Xarakada Al Shabaab ayaa wacad ku maray in ay kordhin doonaan weerarada ka dhanka ah xarumaha Dowladda ee Muqdisho.