TOP:-Dhageyso Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Oo Ka War Bixinaya Safar Uu Ku Tagay Magaalada Caabudwaaq

0

Maxamed xaashi carabeey madaxweyne kuxugeenka maamulka galmudug ayaa socdaal ku gaaray magaalada caabudwaaq

Madaxweyne kuxugeenka ayaa socdaalkiisa ku macneeyey sidii shacabka ka soojeeda labad gobol uu ka kooban yahay maamulkiisa ay ula shaqeen lahaayeen galmudug

Socdaalka Maxamed Xaashi Carabeey madaxweyne ku xigeenka galmudug ayaa imaanaya iyadoo madaxweyne xaaf oo isagana socdaal ku gaaray magaalada gaalkacyo

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Kuxugeenka Galmudug